Dugsi Cusub Oo Laga Dhagax Dhigay Xaafadda 27 May Ee Burco

0
530

Burco (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dugsi cusub oo ay yeelanayso xaafadda 27 May ee magaaladda Burco.
Xaafadda 27 May oo ay degan yihiin qoysaskii laga soo rarray gudaha magaaladda Burco.
Kuwaasoo si weyn u soo dhsweeyay dugsigan waxbarasho ee loo dhagax dhigay.
Dhulka laga dhisayo dugsigan cusub ayay bixisay dawladda hoose ee Burco.


Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here