Sidee Looga Xusay Xuska 18 may magaalada Bristol Uk + DAAWO SAWIRRO

0
1304

BRISTOL UK, (HargeisaPress) — Waxaa magaalada Bristol uk laga xusay sanad guuradii 24  ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii  qaranimada Somaliland  maalintuna waxa ku beegnayd 18 may taas oo maalintaasi ay tahay maalin kuwayn shacabka Somalilnad  xafladan lagu qabtay Magaalada Bristol waxau ay xaflad loo soo agaasimay si heersar ah goobtaas waxaa ka wariyaha Qarniga wariya Mahdi Xawaadle waxaan madashaas ka soo qayb galay odayaal ,Aqoonyahan ,Latayaha   Madaxweynaha Ganisga Axmed Xasan Carwo iyo Maalgashiga , Amb Kaysar Cabdillaahi Maxamed, Wasiirkii Hore ee tegnoolajaya  Adan  Axmed Warsame,Wasiirkii hore ee Warshadaha Maxamed Saleebaanweyne Suldaan Mahdi Cabdi,Xiidhiyaha jaaliyada Somaliland ee bristol

635676626718592868

islamarkaana ah Afhayeenka Gudiga Qabanqaaba 18 may  Cumar Aw Cabdi Maxamed kale oo Ka mid ahaa oday Xasan Cali Weyd ,oday Cumarsiyaad maxamud buuni ,Oday Axmed Adan Mooge ,odayaasha caanka ahm ah sida Xasa xuseen Shide ,cCabdirisaaq Gudcur, Ismaciil maxamed ildab,Xuseen Axmed Caydiid ,Maxamed Xuseen(naynuus)  Rashiid Cabdillaahi, Cabdi cumar boobe, Maxamed Axmed Mataan, Aadan Muuse Dubad, khaliif Sheekh Cumar,Maxaed Cabdi Fahfahle, Xasan Haaruun, Adan Cumar Xasan , dhamaantood ruurada bulsha rayidka ,urur weynaha Haweenka taas oo aan loo kale hadhin .

WP_20150517_056

635676628207839614

635676632895492898

WP_20150517_056

635676626466019644

635676628713188374

635676626466019644

635676629953851098

 

 

 

 

 

 

Wabilahi Towfiiq

Weriye Mahdi Xawaadle Idaacada bcfm Bristol radio.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here