Dadwaynaha Magaalada Borama Oo Ka Mudaharaaday Xadhiga Ay Maamulka Kilidhka Shanaad Kula Kaceen Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin Iyo Fariin Ay U Direen Xukumadda Somaliland

0
827

Borama, (HargeisaPress) —Shacab waynaha ku nool magaalada borama ee xarunta gobolka awdal ayaa maanta dhigay mudaharaad baladhan oo ay kaga soo horjeedaa xadhiga xaq darada ah ee ay xukumadda Ismamulka kilidhka shanaad kula kaceen wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo ahaa wakiil waareedkii HCTV uga soo waramayay gobolka gabiley.

 

 

Waxaanay dadkan fariin u direen xukumadda Somaliland iyo madaxwaynaha Somaliland iyaga oo ugu baaqay inay si dag dag ah uga hawl galaan soo daynta wariye Mukhtaar.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here