Daawo: Suldaan Wabar oo Sheegay In Uu Ka Dambeeyay Weerarkii Ka Dhacay Boorama

0
901

Boorama (Hargeisa Press)- Suldaan Wabar oo ah hogaamiyaha Jabhad ka dilaacday magaalada Boorama oo goor dhawayd warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in uu isagu ka dambeeyay weerararadii ka dhacay magaalada Boorama.

 

hoose ka daawo muuqaalka warkan

Hargeisa Press Desk/ Boorama Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here