Daawo: Sababaha Dhalin Kara Dagaal sadexaad oo Dunida ka dhaca

0
848

Hargeysa, (HargeisaPress) —In badan oo dadweynaha dunida ka mid ah ayaa aaminsan in caalamkeenu uu khatar ugu jiro dhicitaanka dagaalweyne sadexaad oo khasaarihiisu in uu ka bato mooyaane aanu ka yaraan doonin kii dagaalweynayaashii koowaad iyo labaad ee dunida, hadaba sidee ayuu dagaalkaasi ku bilaaban karaa?sidee baase khilaafaadka siyaasadeed iyo ka caqiido ee xiligan jiraa uu isugu bedeli karaa khilaaf caalami ah?.

 

 

Jawaabaha su’aalahaasi waxaynu ka heli doonaa inta aynu ku dhex jirno barnaamijkan Xogta Dahsoon

 

 

 

Halkan ka daawo

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here