Daawo Muuqaal: Waxaan U Cadaynayaa In Aan U Xusul Duubanahay In Doorashadu Ku Qabsoonto Xilligeedii” Madaxweyne Siilaanyo

0
755

HARGEISA , (HargeisaPress) —Tani waxay markhaati ma doon u tahay in aan ka soo horjeedo sabab kasta oo keeni karta dib u dhac ku yimaada doorashooyinka muddaysan.

 

Cidda tuhunsan inaan tab iyo xeelad ka dayayo, towsta iyo tabaalaha qaylo-dhaanta abaaraha, waxaan u cadaynayaa in aan u xusul duubanahay in doorashadu ku qabsoonto xilligeedii, waxaanan leeyahay bishu hortiina ayey iman doontaa ee yaan la idinku adimin idinkoo hadal tiro iyo tow-tow gidaarada ka shubaya.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here