Daawo Muuqaal: SAYLAC Biyaha Badda oo Xayiray Dugsi Hoose

0
1313

SAYLAC , (HargeisaPress) —Wasiirka Boosaha ee JSL Md Axmed Cabdi kaahin oo socdaal ku maray gobolada Galbeedka Somaliland ayaa kormeer ku tegay xaaladda  uu ku sugan yahay mid ka mid ah schoolaad-ka Magaalada Saylac oo khatar ugu jira inay Biyaha Baddu ka go’doomiyaan Magalada inteeda kale

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here