Daawo Muuqaal: Maxay Ka Yidhaahdeen Golaha Guurtida eedaymo loo Soo Jeediyey

0
824
Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ka hadlay sifada xildhibaanka Golaha guurtidu ku noqdo xubin buuxda iyo hanaanka la soo mariyo ansixintiisa, warbixintan oo jawaab u ahayd eedaymo ay golaha u soo jeediyeen qaar ka mid ah odayaasha siyaasiyiinta ah ee Reer Somaliland.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here