Daawo Muuqaal: Magaalada Hargaysa Oo Laga Hirgaliyay Ishaarada Gaadiidka Kala Haga

0
760

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Dawladda Hoose ee Hargaysa ayaa Caasimadda ka Hirgalisay Ishaarada Gaadiidka Kala Haga iyoΒ Dareenka Gaadiidlayda.


Ishaarooyinkan ayaa waxay ku shaqayn doonaan solar systemka ama falaadhaha qoraxda ayey ku shaqayn doonaan, waana qalab casri ah oo nasin doonta ciidanka , isl markaana gaadidka kala haggi doona.

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here