Daawo Muuqaal: Mo Farah Oo ku Guulaystay Tartanka 5,000m Ee Ciyaaraha Adduunka

0
817

Beijing, (HargeisaPress) —Orodyahanka Mo Farah ayaa ku guuleeystay tartanka 5,000m ee Ciyaaraha fudud ee adduunka oo ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, Mo Farah ayaa hore ugu guulaystay 10,000m ee tartankan.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here