Daawo Muuqaal: Gobolka Awdal Oo Mar Kale Gaajo Iyo Haraad Loogu Dhintay, Gudoomiye Ramaax oo Qalo Dhaan u Diray Xukumaddda iyo Bulshada Somaliland

0
896

Borama, (HargeisaPress) —Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada borama ee xarunta gobolka awdal ayaa waxay sheegayaan in afar qof oo kale ay gaajo iyo horaad darted ugu nafwaayeen xaalada abaareed ee ka jirta gobolka awdal.

 

Gudoomiyaha gobolka awdal mudane Saleebaan Cali Ramaax ayaa qalo dhaan dheer u diray xukumaddda, bulshada Somaliland ee ku kala sugan guddo iyo dibadba iyo waliba ganacsatada isaga oo ugu baaqay inay soo laban laabaan gurmadka loo fidinayo dadka abaaraha samaayeene si loo badbaadiyo nafaha dad iyo xooloba alla wax badbaadiyee.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here