Daawo Muuqaal: Dr Xaglo Toosiye oo Durruqsi Ka Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad

0
820

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo socdaal hawleed ku jooga Gobolka Togdheer ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey deegaano ka mid ah gobolkaasi, waxana ay u kuur galeen  xaaladda caafimaad ee Gobolkaasi, waxana uu xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgelinayo Deegaanka Durruqsi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here