Magaaladda Caynaba Oo Si Weyn Looga Xusay 18-ka May

0
319

Caynaba (HP): Wasiirka wasaaradda Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa shacabka magaaladda Caynaba, kala qayb gallay xuska 18-ka May.


Waxa kaloo dabaal dega Caynaba, bulshadda kala qayb qaatay wasiirro ka tirsan xukuumadda, iyo masuuliyiin kale.


Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, oo khudbad u jeediyay boqolaalkii dadweynaha ahaa ee isugu soo baxay fagaaraha khayriyadda magaaladda Caynaba, ayaa ku dheeraaday muhiimadda xuska 18-ka May.

DAAWO: Khudbadii Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha u jeediyay shacabka Caynaba:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here