Daawo Dayax Dhacay Iyo Dareen SNM 2016 By: Samia Muse

0
915

Waa Video Aan Kaga Dareen Celinayo Halgankii SNM Ee Ku Asaasantay Somaliland  Iyo Maanta 2016, Allahayow Da’da Aan Jiray, Maxaan Daawasha O Joogay !!! Arinkii Duraaye Iyo Maxaa Sheega Igu Dooban,Anigu Doraad Soo Ahaa ,Beel Nin Daadihiiya

 

Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Danbaysiisay !!

 

Waxaan Videogan Kaga Dareen Celinayaa Halkangii SNM Ee Somaliland Lagu Asaasay Iyo Maanta Somaliland 2016 Marxaladaha Qaawan , Abaaraha Iyo Mashaariicda Khayriga Ah .

Daba Malahaa Balaayee

Ano Daanka Qabanaaye

Deeq Markay Taagantahay

Dood Iyo Baane

Iyada Oo Rag Ii Dabasocdoo

Iga Danbeenaayay

Diya Iyo Qaar Badana Anoo

Dayen O Kala Qaaday

Anigoo Dadwaynaha Dhaqoo

Nabad O Daaweeya

Darajada Rag Leeyahay

Anoo Daafta Sare Gaadhay

Anigoon Haween Talo Ka Dayin

Dirasho Mooyaane

Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Danbaysiisay !!!!!!

 

 

 

La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Xisbiga UCID

Samia Muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here