Baaqa Abaaraa ee Dallada SONYO Iyo AYODA Ee Deegaanka Quljed + Muuqaal

0
792

HARGEISA , (HargeisaPress) —Xaalada Adag ee ABAARAHA: Maanta oo aan socdaal shaqo ku joogay Qolujeed gobolka Awdal ayaan soo arkay xaalad adag oo runtii warwar leh, una baahan in si wadajir ah loo wajaho….ALLAHA (SWT) ee Raxmaanka ahna naxariis iyo dambi-dhaaf la weydiisto, sida wax bartiisa Facebookga ku sheegay, Agaasimaha Dalada SONYO, Siciid Maxamed Axmed oo booqday Deegaanka Quljed.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Baaqa Abaaraa ee Dallada SONYO

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here