Garoonka Kubadda Cagta Burco Sports Center Oo La Furay
Burco (Hargeisa Press.com): Garoonka Kubbadda cagta ee loo yaqaano Burco Sports Centre oo casriyayn balaadhan ayaa dib waxaa uga bilaabmay ciyaarro saaxiibtinimo.
Garoonkan ayaa noqonaya...
Badhasaabka Sool Oo Soo Kormeeray Degaamadda Dhumay iyo Dabataag
Laascaanood (Hargeisa Press.com): Badhasaabka gobolka Sool oo ay wehelinayeen taliyeyaasha qaybta booliska Sool iyo taliyaha ciidanka milateriga ee qaybta 7aad ayaa maanta kormeer ku...
Ururka Indhoolayaasha Somaliland oo Dalbaday In Waxa Laga Siiyo Shaqooyinka
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ururka Indhooleyaasha Somaliland oo maanta war soo saaray ayaa waxa ay dalbadeen in wax laga siiyo, Iyagoona walaac xoogan ka muujiyay...
Somaliland Oo Ka Hadashay Muranka Badda Ee Kenya iyo Soomaaliya
Berbera (Hargeisa Press.com): Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay muranka la xidhiidha dhinca Badda ee ka dhex taagan dawladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Waxaanay Somaliland...
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Ka Jawaabtay Eedaymo Yuusuf Shaacir U Jeediyey
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eedaymo iyo dhalliilo uu shalay u jeediyey Abwaan Yuusuf...
Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Cadowga Somaliland Weerarro Ku Hayo Xarunta Dhaqanka Hargeysa...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in weerarro ka dhan ah Somaliland lagu hayo Xarunta...
Masuuliyiintii U Saraysay Jibriga Cashuuraha Ee Jigjiga oo Xabsiga La Dhigay
Jigjiga (Hargeisa Press)- Wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Xabsiga la dhigay Masuulkii u sareeyay Jibriga...
Dab Xoogan oo Ka Kacay Dekedda Berbera oo Khasaare Dhaliyey
Berbera (Hargeisa Press)- Dab xoogan oo maanta ka kacay Dekedda magaalada Berbera, ayaa waxa uu dhaliyay khasaare hantiyeed.
Waxaa gubtay Wiish ka mid ah saddex...
Guul-darro Kale oo Asiibtay Boris Johnson
London (Hargeisa Press)- Ra’iisal wasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa mar kale maanta waxaa asiibay guul-darro culus kadib markii walaakii uu ku dhawaaqay inuu iska...
Xukuumada Somaliland oo Shaacisay In Ay Joojisay Shidaalkii Ay Keeni Jireen Shirkaduhu
Berbera (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay gabi ahaanba joojisay Shidaalkii ay dalka keeni jireen Shirkadaha GancsigU.
Halkan hoose ka akhriso amarka...