Garoonka Kubadda Cagta Burco Sports Center Oo La Furay

0
751

Burco (Hargeisa Press.com): Garoonka Kubbadda cagta ee loo yaqaano Burco Sports Centre oo casriyayn balaadhan ayaa dib waxaa uga bilaabmay ciyaarro saaxiibtinimo.

Garoonkan ayaa noqonaya kii u horeeyay oo magaaladda Burco ku yaalla ee lagu goglay Roogga cagaaran, iyadoo lagu sameeyay dib u habayn iyo  balaadhin.

Ciyaartii u horaysay oo dib loogu furayay garoonkani ayaa dhex martay laba kooxood oo ku kala ciyaarayay magacyadda meheradaha Warsan Ethiopian iyo Dayax Jet.

Halkan Hoose Ka Daawo Masuuliyiinta Garoonkaasi Oo Ka Warbixinaya Casriyaynta Lagu Sameeyay Garoonka:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY