Badhasaabka Sool Oo Soo Kormeeray Degaamadda Dhumay iyo Dabataag

0
877

Laascaanood (Hargeisa Press.com): Badhasaabka gobolka Sool oo ay wehelinayeen taliyeyaasha qaybta booliska Sool iyo taliyaha ciidanka milateriga ee qaybta 7aad ayaa maanta kormeer ku soo maray degaamadd koonfurta Sool oo ay hore beelo ugu dagaalameen.

Kormeerkaasi ayay masuuliyiintaasi ku soo mareen degaamadda Dhumay iyo Daba-taag, waxaana goobahaasi kulamo kula qaateen odayaasha iyo waxgaradka beelaha degaamadaasi.

C/qani Maxamuud Jiidhe, badhasaabka gobolka Sool oo hadal u jeediyay odayaashii iyo waxgaardkii uu kulanka la yeeshay ayaa kula dar-daarmay in ay nabadgeliyadda ilaaliyaan.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here