Guddida Abaaraha Oo Soo Saartay Awaamiir Adag Iyo Qodobo Muhiim U Ah Gurmadka Dadka Abaaruhu Saameeyeen

0
1002

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Guddiga abaaraha heer qaran ee Somaliland oo maalmihii u danbeeyeyba kulamo uga socdeen madaxtooyada Somaliland ayaa xalay soo saaray awaamiir iyo qodobo ku saabsan gurmadka iyo taakulanta dadka ay abaaruhu caydheeyeen ee ku dhaqan deegaanada gobolada dalka.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here