Hargaysa: Kulan Lagu Dejinayo Qorshaha Hawlaha Ciidamadda Booliska Ee Sanadkan 2021-ka
Hargaysa (HP): Kulan lagu dersayo qorshe lagu horumarinayo hawlaha ciidamadda booliska Somaliland ee sanadkan cusub ee 2021-ka ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa.
Kulankaasi ayay...
Mashaariicda Horumarineed Waxqabad iyo Amni Ee Gobolka Sool Ka Hirgalay Sanadkii Tegay Ee...
Laascaanood (HP): C/qani Maxamuud Jiidhe, waa guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland bishii January ee sanadkii 2019-kii ayuu madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, u...
Berbera Corridor: Wadadii Afarta-haad Ahayd oo Ku Soo Ururtay Laba-haad iyo Lix Shirkadood oo...
Berbera (Hargeisa Press) — Mashruuca Wadadii rajada ee Berbera Corridor ee la dhagax dhigay kal hore28/02/2019, ayaa mudadii ay socotay oo hadda dhan 22bilood,...
Wasaaradda Deegaanka oo Gebagabaysay Barnaamij 13 Maalmood Socday
Ceerigaabo (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa muddo 13 maalmood ah barnamij isugu jiray wacyigelin iyo tababaro ka fulisay goboladda dalka.
Barnaamijkaasi...
Cali Gurey: Beesha Caalamku Kuma Qanacsana Sida Uu Madaxweyne Biixi Wax U Wado
Hargeisa (Hargeisa Press) — Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadley halka uu marayo xidhiidhka u...
Guddiga Qandaraasyadda Oo Kormeeray Mashaariic Laga Fulinayo Laascaanood
Laascaanood (HP): Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo hawlo shaqo u jooga gobolka Sool ayaa kulan la yeeshay maamulka gobolkaasi.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xafiiska badhasaabka...
Shir Weynihii Todobaad Ee Ururka Shaybaadhiisteyaasha Oo Hargaysa Ka Furmay
Hargaysa (HP): Shir weynihii 7aad ee ururka shaybaadhiisteyaasha caafimaadka Somaliland ayaa maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.
Waxaana shirkaasi si rasmiya u furay agaasimaha guud ee...
Agaasimaha W. Waxbarashada oo Kulan La Yeeshay Agaasime Waaxeedyo
Hargaysa (HP): Agaasime waaxeedyadda wasaaradda waxbaraashada Somaliland ayaa soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay sanadkan dhamaaday.
Sidoo kale waxay falan qayn iyo qorsheyaal ka yeesheen waxyaabaha...
Komiishanka Doorashooyinka oo Saddex Cisho Ku Daray Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolada Bariga
Hargeisa (Hargeisa Press) — Koomiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah u shaaciyey in muddo saddex cisho ah lagu daray diwaangelinta codbixiyeyaasha ee...
Suudan oo Dib U Qabsatay Dhammaan Dhulkii Ay Ka Haysatay Itoobiya
Khartoum (Hargeisa Press) — Suudan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Suudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi...