Somaliland iyo Puntland

Maamulka Puntland oo Doonaysa Inay Carqaladayso Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Bariga Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa la sheegay inuu doonayo inuu carqaladeeyo Diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland oo laga samaynayo deegaannada...
Goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada

Xeer Loo Gudbiyay Madaxweyne Biixi oo Khilaaf Xoogan Ka Dhex Dhaliyay Baarlamaanka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf xoogan. Sidoo kale, Khilaafkan ayaa waxaa uu ku saabsan xeerarka...
faysal-cali-waraabe-oo-fariin-u-diray-xasan-sheekh-weerar-afka-ahna-ku-qaaday-farmaajo

Faysal Cali Waraabe: Hogaan Xumada Dalka Ka Jirtaa Waxay Horseeday In Soomaaliya Sheegato Somaliland

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay Somaliland hayso hoggaan xumo. Faysal Cali Waraabe oo...
Khadar Qoor-gaab

Musharax Khadar Qoor-gaab oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqay Koox Kubada Cagta Ah oo Ka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Musharax Khadar Maxamed Muxumed (Khadar Qoorgaab) oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Hargeysa ayaa maanta agab kubadeed ugu deeqay kooxda...
Universal Tv

Xukuumada Somaliland oo Xayiraadii Ka Qaaday Universal Tv

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xukuumada Somaliland ayaa maanta xayiraadii ka qaaday telefishinka Universal oo kamid ah telefishinada madaxa bannaan, kadib muddo dhowr bilood ah...

Cabdi Xaashi oo Ku Gacansaydhay Go’aankii Doorashada Ee Ka Soo Baxay Xukuumadda Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku gacansadhay go’aankii doorashada ee ka soo baxay xukuumadda...

DEG DEG: Madaxweyne Biixi oo Xilka Qaadis, Isku Bedel iyo Magacaabid Ku Sameeyey Xukuumadiisa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid...

Xiisaha Lafa-gurka Gobannimo Tv iyo Somaliland Waxa Kala Gudboon Heshiiska Qadar iyo Sucuudiga

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Sucuudiga iyo Dalalka Xulafada la ah ee Imaaraatka Carabta, Baxreyn iyo Masar, ayaa xidhiidhka u jaray Qadar oo ay ku...

Xisbiga RPP oo Go’aamiyay In Madaxweyne Geele Markale Isku Soo Taago Doorashada Madaxtinimada

0
Djibouti (Hargeisa Press) — Xisbiga talada dalka Jabuuti haya ee RPP ayaa yeeshay shirweynahoodii sanadlaha ahaa. Waxaana shirka xisbiga RPP ka qaybgalay Guddoomiyaha xisbigaasi Madaxweyne...

Somaliland oo Yeelanaysa 11 Dekeddood iyo Hay’addaha Dekeddaha oo La Aasaasayo

2
Hargeisa (Hargeisa Press) — Mudaneyaasha golaha Wakiillada Somaliland, ayaa loo qaybiyey Xeerka Dekeddaha Somaliland, kaas oo ay ka dooddi doonaan Xildhibaannadu maalmaha soo socda. Xildhibaan Maxamuud...