Xeer Loo Gudbiyay Madaxweyne Biixi oo Khilaaf Xoogan Ka Dhex Dhaliyay Baarlamaanka

0
878
Goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada
Goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada

Hargeisa (Hargeisa Press) — Goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf xoogan.

Sidoo kale, Khilaafkan ayaa waxaa uu ku saabsan xeerarka labada gole ka dhexexeeya.

Khilaafkan ayaa yimid kadib markii qaar ka mida xeerar ay wadaagayeen labada aqal ay golaha Wakiilladdu sife dastuurka Somaliland baalmarsan ay ugu gudbiyeen Madaxweyne Biixi, sida ay sheegeen golaha Guurtida oo shir jaraa’id qabtay.

Xeerarkan  ayaa kala ah, xeerka dekaddaha Somaliland, xeerka aaga cashuuraha ka caagan iyo xeerka diwaangelinta shirkadaha aaga cashuuraha ka caagan.

LEAVE A REPLY