Xukuumadda oo Go’aano Ka Soo Saaraysa Booyadaha Biyaha
Hargeisa (Hargeisa Press)— Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in booyadaha biyaha dhaamiya ay caqabad ku yihiin wax-soo-saaka dalagyada...
Doonyo Kalluumaysi oo Ku Degay Xeebaha Somaliland
Hargeisa (Hargeisa Press) — Laba Doonyood oo kuwa Kalluumaysiga ah, ayaa ku degay meelo kala duwan oo ka mid ah Xeebaha Somaliland.
Sidaana waxa Warbaahinta...
Mareykanka oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay In Uu Ciidamadiisa Kala Baxay Soomaaliya
Muqdisho (Hargeisa Press) — Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee...
Xukuumadda oo Soo Dhaweysay Hadalkii Stephen M. Schwartz Uu Dowladda Maraykanka Ugu Soo Jeediyey Inay...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysey hadalkii dhowaan ka soo yeedhay Safiirkii hore ee dowladda Maraykanka u fadhiyey Soomaaliya Amb. Stephen...
Badhasaabka Sool Oo Ka Hadlay Gebagebadda Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolkaasi
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka hadlay diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo ka soo dhamaatay gobolkaasi.
Iyadoo diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo muddo todobaad ah...
Wasaaradda Ciyaaraha oo Ciyaartooyadda Ka Mamnuucday Magacyada Shisheeye
Hargeisa (HP): Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland sheegtay in ay joojisay diiwaangelinta ciyaartooyga leh magacyadda shisheeye.
Balse ciyaartooyga loo ogol yahay in loo diiwaangeliyo magaciisa...
Biden oo Saxeexaya Digreetooyin Qaarkood Saameynaya Soomaalida
Washington (Hargeisa Press) — Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu saxeexo dhowr digreeto saacadaha ugu horreeya, marka xilka loo...
Taariikh Kooban: Mid Ka Mid Ah Gabdhihii Ugu Horeeyay Ee Ka Hadla Radio Hargeysa...
Hargeisa (Hargeisa Press) — Shugri Xariir Ismaaciil, Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland, islamarkaana Hargeysa ku geeriyootay shalay ayaa muddo ku soo...
“Dawladu Waa inay Joojiso xadhiga iyo Cabsi Gelinta suxufiyiinta” guddoomiyaha SOMA
Hargaysa(HP): Gudoomiyaha Ururka Midowga Mareegaha Saxaafadda Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA) Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa cambaareeyey Xadhiga uu Maayirka Magaalada Boorame...
Ciidamada Booliska oo Xabsiga Dhigay Samsam Ismaaciil Cartan oo Dhowaan Gabadh Yar oo U...
Hargeisa (Hargeisa Press) — Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh Yar oo u...