Madaxweynayaasha Somaliland iyo Zambia

Madaxweynayaasha Somaliland iyo Zambia oo Khadka Telefoonka Ku Wadahadlay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Dalka Zambia Edgar Chagwa Lungu oo uu wefti dalkiisa...
Degmada Qorilugud

Dablay Hubaysan oo Laba Nin Ku Dilay Degmada Qorilugud

0
Qorilugud (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya degmada Qurilugud ee gobolka Buuhoodle ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaankaasi lagu dilay laba nin. Wararka...
Jeel Ogaden

Jigjiga oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Xad-gudubyadii Loo Gaystay Maxaabiistii Jeel Ogaden

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa maanta lagu qabtay xuska maalinta xad gudubyadii loo gaystay maxaabiistii ku...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland

Xukuumadda oo 2 Milyan oo Dollar Ka Dalbatay Ganacsatada Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddida ka hortagga xanuunka COVID-19, ayaa kulan lagaga arinsanayay xanuunsaasi la qaatay ganacsatada kala duwan ee dalka. Kulankan oo ka qabsoomay...

Beesha Caalamka oo Farriin U Diray Madaxda Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Beesha Caalamku waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-heshiisiintu ay u horseedi doonaan...

Xisbiga WADDANI oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Musharraxiinta Khadar Maxamed Muxumed Qoor-gaab...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta magaalada Hargeysa munaasibad soo dhawayn ah ugu qabtay musharaxiin xisbigaasi uga tartamaya doorashooyinka...

Dagaal Culus oo U Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo Ka Socda Gobolka Siti

0
Siti (Hargeisa Press) – Dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta ayaa ka socda Gobolka Siti  ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia, waxaana laga soo sheegayaa...

Sacuudiga oo Go’aan Ka Soo Saaray Cumrada Ramadaanka

0
Riyadh (Hargeisa Press) – Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan. Wasaaradda...
Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Cadaaladda Zambia

Somaliland iyo Zambia oo Qorshaynaya In Ay Yeeshaan Xidhiidh Ganacsi

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo wasiirka caddaaladda ee dalka Zambia, Mr...

Wasaaradda Waxbarashada oo Soo Saartay Go’aamo Khuseeya Dugsiyada Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa soo saartay go’aamo khuseeya nidaamka waxbarashada dugsiyada dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay...