Dad Ka Barakacay Colaadda Soomaalida iyo Canfarta
Jigjiga (Hargeisa Press) – Dagaalladii dhawaanahan xadka deegaannada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ku dhexmaray labada qowmiyadood ee deriska ah ayaa waxaa ku...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Ka Hadlay Curashada Bisha Ramadan
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa sheegay inay isha ku hayaan curashadda bisha Ramadaan.
Iyadoo ay jiraan masuuliyiin...
Xildhibaan Ka Dayriyay Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan
Hargaysa (HP): Xildhibaan Axmed Daahir Jirde, oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka warbixiyay xaalado abaareed oo uu kuu ku soo arkay...
Safiirka Somaliland Ee UK Oo Qaabilay Weriye Mary Harper
Hargaysa (HP): Safiirka Somaliland u qaabilsan dawladda Ingiriiska Cabdi Cabdillahi Xirsi (Dayax-weerar), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Tifatiraha arrimaha Afrika ee BBC Mrs. Mary Harper.
Wakiilka...
Tartanka Horyaalka Kooxaha Kubbadda Kollay Caasimadda Oo Furmay
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furay tartanka horyaalka kooxaha Kubbadda gacanta ee caasimadda Hargaysa.
Tartankaasi ayaa la...
Kulan Ku Saabsan Is-waafajinta Nidaamka E-government iyo Maamul Wanaaga
Hargaysa (HP): Xubnaha komishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda.
Kulankaasi oo...
Badhasaabka Sool Oo Guddiyo U Magacaabay Covid-19 iyo Abaarraha
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa magacaabay laba guddi oo ka hawl-gelaya arrimaha wacyigelinta caabuqa Covid-19 iyo wax ka qabashadda abaarraha.
Kadib...
Hargaysa: Qoysas Dan Yar ah Oo Loo Qaybiyay Raashin Caawimo ah
Hargaysa (HP): Ururka samofalka ka shaqeeya ee Gol-janno ayaa maanta raashin caawimo ah u qaybiyay qoysas dan yar ah oo ku nool xaafado ka...
Maayarka Laascaanood Oo Soo Xidhay Tartan Ciyaareed Kubbadda Cagta ah+ Sawirro
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamed, ayaa ka qayb galay munaasibad loo sameeyay xidhitaanka tartan ciyaareed Kubbadda cagta oo muddo ka socday...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray 106-Dhisme Waxbarasho
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xadhigga ka jaray 106 dhisme waxbarasho oo isugu jira 100-dugsi, 5 xarumood oo wax Akhris (Library) iyo dhismeyaal...