Booliska Laascaanood Oo Soo Bandhigay Khamri Badan Oo Ay Qabteen

0
508

Laascaanood (HP): Taliska booliska gobolka Sool ayaa soo bandhigay Maandooriyeyaal fara badan oo ay magaaladda Laascaanood ka soo qabteen maalmihii u danbeeyay.
Maandooriyahaasi oo ahaa Khamri ayaa 683 Litir, kaasoo ay ka soo qabteen xili la soo gelinayay magaaladda Laascaanood.
Sida uu sheegay taliyaha qaybta booliska gobolka Sool Gaashaanle sare Axmed C/laahi Cabdi, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Laascaanood.
Taliyaha ayaa ciidamadii hawshaasi fuliyay uga mahad naqay shaqadda wanaagsan ee ay soo qabteen.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here