Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Ka Hadashay Cabasho Ka Soo Yeedhay Arday

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa ka jawaabtay cabasho ka soo yeedhay arday sanadkii hore deeqo waxbarasho ka helay jaamacadda Hargaysa. Ardaydaasi oo sanadkii...

Badhasaabka Gobolka Sool Oo Digniin Adag U Diray Siyaasiyiinta Reer Soomaaliya

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa digniin adag u diray siyaasiyiinta ka soo jeedda dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya, kuwaasoo...

Sool: Seerraha Xuddun Oo Dib Loogu Furray Bulshadda Xoolo Dhaqatadda ah

0
Xuddun (Hargeisa Press): Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reer Miyiga Somaliland ayaa dib xoolaha ugu furtay Seeraraha Xuddun ee gobolka Sool. Kaasoo wasaaradda Deegaanku ay  hore...

Guddoomiyaha Degmadda Qoryaale Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Degmadda Baaqna U Diray Qurbe Joogta

0
Qoryaale (HP): Degmadda Qoryaale oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa sanadihii danbe waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo kala duwan oo la xidhiidha arrimaha nolosha...

Sheikh Aadan Siirro Oo U Mahad Naqay Haween Ka Qayb Qaatay Dib U Dhiska...

0
Hargaysa (HP): Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadam-siirro), ayaa mahad naq balaadhan u jeediyay haween ku kala nool  dalka dibadiisa iyo gudihiisaba oo ka...

Togdheer: Bulshadda Deegaanka Qayo-malaas Oo Isku Tashi Ku Dhisanaya MCH

0
Burco (Hargeisa Press): Waxaa maanta laga dhagax dhigay deegaanka Qayo-malaas oo ka  tirsan gobolka Togdheer xarun caafimaad ama MCH  ay isku tashi ku dhisanayaan...

Madaxweyne Biixi Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhanbaal hanbalyo ah u diray guud ahaanba shucuubta islaamka ah gaar ahaana bulshadda Somaliland munaasibadda...

Gabdho Dhawaan Laga Soo Xidhay Boorama Oo Maanta La Sii Daayay

0
Boorama (HP): Waxaa maanta xabsiga laga sii daayay 35 dhalinyaro haween ah oo muddo dhawr todobaad ah ka hor laga soo xidhay magaaladda Boorama...

DDS Itoobiya Oo Ciidamo U Dirray Dagaalka Gobolka Tigrey

0
Jig-jiga (HP): Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cagjar, ayaa cadeeyay in ay ciidamo ka qayb qaata dagaalka ka socda gobolka Tigrey ay...

Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Shacabka Munaasibadda Ciidul-Adxaa Awgeed

0
Muqdisho (HP): Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa dhanbaal hanbalyo u diray guud ahaanba ummada islaamka ah gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed. Waxaanu ALLE...