Madaxweyne Biixi Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa
Hargaysa (HP): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhanbaal hanbalyo ah u diray guud ahaanba shucuubta islaamka ah gaar ahaana bulshadda Somaliland munaasibadda...
Gabdho Dhawaan Laga Soo Xidhay Boorama Oo Maanta La Sii Daayay
Boorama (HP): Waxaa maanta xabsiga laga sii daayay 35 dhalinyaro haween ah oo muddo dhawr todobaad ah ka hor laga soo xidhay magaaladda Boorama...
DDS Itoobiya Oo Ciidamo U Dirray Dagaalka Gobolka Tigrey
Jig-jiga (HP): Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cagjar, ayaa cadeeyay in ay ciidamo ka qayb qaata dagaalka ka socda gobolka Tigrey ay...
Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Shacabka Munaasibadda Ciidul-Adxaa Awgeed
Muqdisho (HP): Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa dhanbaal hanbalyo u diray guud ahaanba ummada islaamka ah gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed.
Waxaanu ALLE...
Somaliland: Wasiirka Qorshaynta Oo Fariin Wargelin ah U Diray NGOs
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa shaacisay in ay dib u habayn ku samaynayso diiwaangelinta iyo shuruucda ururradda aan dawliga ahayn ee...
Dhaq-dhaqaaqa Kala Iibsiga Sayladda Xoolaha Hargaysa Oo Kor U Kacay+Sawirro
Hargaysa (HP): Waxaa maalmihii u danbeeyay dhaq-dhaqaaq weyn oo dhinaca kala iibsiga xoolaha nool ah laga dareemayay guud ahaanba Sayladaha xoolaha lagu iibiyo ee...
Wax Badan Ka Ogow Taariikha Xildhibaan Faratoon
Hargaysa (HP): Xuldhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), waxa uu ka mid yahay xildhibaanadii golaha Wakiiladda Somaliland ee dhawaan la soo doortay.
Waxaana xildhibaan Faratoon,...
Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiista Ku Xukuman Denbiyadda Fudud
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista ku xukuman dembiyada fudud ee xabsiyada dalka ku...
Kulan Dhex Maray Wasiirka Deegaanka iyo Maayarka Hargaysa
Hargaysa (HP): Wasiirka Wasaaaradda Deegaanka iyo Horumarunta Reer Miyiga Marwo Shukri x. Ismaaciil baanddare oo uu Weheliyo Agaasimaha Guuud ee Wasaaradda Deegaanka Abdinaasir Ahmed...
“Waalidiinta gobolka Awdal waxaan u sheegayaa ubadkiina yaan la khaldin”…
<span;>Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa ka hadlay 35 dhalinyaro ah oo dhawaan laga soo xidhay Boorama oo maanta la...