“Ninka ugu da’da weyni hadduu musharax yahay ma guddoominayo golaha”…
Hargaysa (Hargeisa Press): Siyaasi C/qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa fasiraad sharci ka bixiyay dariiqa loo marayo shir-guddoominta fadhiga koowaad ee gilaha Wakiiladda Somaliland ee...
Dr. Gaboose Oo Ku Taliyay In Mucaaradka Looga Tanaasullo Shir-guddoonka Wakiiladda
Hargaysa (HP): Dr. Maxamrd Cabdi Gaboose, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Somaliland iyo xisbigiisa Kulmiye in ay isbaahaysiga mucaaradka uga tanaasulaan kursiga shir-guddoonka golaha Wakiiladda.
Dr....
Cusbitaalka Boorama Oo La Gaadhsiiyay Mishiinka Lagu Sifeeyo Kelyaha
Boorama (Hargeisa Press): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama ku wareejisay mishiinka lagu sifeeyo Kelyaha oo ay wasaaradu soo iibisay.
Waxaana mishiinkaasi...
Golaha Guurtidda Oo Warbixino Ka Dhegaystay Guddi-hoosaadyadda Golahaasi
Hargaysa (HP): Fadhigii maanta ee golaha Guurtidda Somaliland ayay xildhibaanadu warbixino ka dhegaysteen qaar ka mid ah guddi-hoosaadyadda golahaasi oo kulamo la soo yeeshay...
Wasiirka Caafimaadka Oo Daah-furay Mashruuca Dar-dargelinta Addeegyadda caafimaadka Ee Maanka
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furay mashruuca dar-dargelinta addeegyadda caafimaadka ee Maanka ama Maskaxda.
Kulankaasi oo ay soo...
Dugsi Ay Hirgelinayso D/Hoose Ee Gabiley Oo La Dhagax Dhigay
Gabiley (HP): Badhasaabka C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, iyo maayarka degmadda Gabiley ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay dugsi waxbarasho oo hoose...
Laascaanood: Badhasaabka iyo Maayarka Oo Ka Hadlay Dilka Guddoomiyihii Komishanka
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood ayaa ka hadlay dilka guddomiyihii komishanka doorashooyinka gobolka Sool marxuum C/laahi Laba-gole, oo xalay ay...
Maxaad Kala Socotaa Musuq Maasuqa Dul Hoganaya Maareeyaha Madbacadda Qaranka Somaliland
Hargaysa (Hargeisa Press): Madbacadda qaranka Somaliland oo soo shaqaynaysay muddo aad u dheer ayaa la aasaasay sanadkii 1997-kii xiligaasi oo sababtii loo keenay sameeyay...
Berbera: Booliska Oo Gudaha Magaaladda Ka Fuliyay Hawl Gallo Amaanka Lagu Sugayo
Berbera (HP): Ciidamadda booliska gobolka Saaxil ayaa maalmihii u danbeeyay gudaha magaaladda Berbera ka waday hawl gallo la xidhiidha amniga oo lagu baadhayay gaadiidka...
Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Sool Oo La Dilay iyo Masuuliyiin Ka Hadlay
Laascaanood (HP): Waxaa xalay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ay dablay hubaysani ku toogteen guddoomiyaha komishanka doorashooyinka somaliland ee gobolka Sool ALLE ha...