Shirweynaha Jaaliyadda Somaliland Ee Jarmalka oo La Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo
Muninch (Hargeisa Press)- Waxaa dhawaan dalka Jarmalka ka furmaya shirweynaha afraad ee jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool dalkaasi.
Shirkaasi ayaana lagu dooran doonaa hogaanka...
Xukuumadda oo Xabsiga Ka Sii Deysay Sheekh Maxamed Ismaaciil
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay caawa xabsiga ka sii daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo mudo ku xidhnaa magaalada Hargeysa.
Sheekh...
Amar Laga Soo Saaray Isticmaalka Bacaha oo Hore Loogu Guul-daraystay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddiga bilicda Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxaa ay amar cusub ka soo saareen isticmaalka...
Taiwan oo Soo Bandhigtay Kharashaadkii Ay Ku Bixisay Doorashooyinkii Somaliland
Taipei (Hargeisa Press) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Taiwan Joseph Wu, ayaa sheegay in dalkiisu uu gacan ka geystay kharashaadkii ku baxay doorashadii goleyaasha...
Madaxweynihii Afghanistan oo Iska Dhiibay Imaaraadka iyo Lacag Uu La Baxsaday
Dubia (Hargeisa Press) – Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa maanta sheegtay inay sababo bani’aadaminimo u marti-gelisay Madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Ashraf Ghani kadib markii...
Xukuumadda Somaliland oo Si Adag Uga Hadashay War Lagaga Dhowaaqay Xamar
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxammed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu eedaymo culus u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiir Maxamed Kaahin, ayaa...
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-Furay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta Daah-furay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada Somaliland oo ay aas-aastay...
Qorshaha Turkiga Ee Afghanistan oo Isbeddelay
Ankara (Hargeisa Press) – Turkiga, ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay...
Askarigii Boorama Ku Dilay Ardayga oo Dil Lagu Xukumay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askarigii jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku toogtay Wiil...
Meydad Dhintay 30 Sanno Ka Hor oo Hargeysa Laga Helay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Waxaa maagaalada Hargeysa laga helay xabaal wadareedyo ay ku jiraan Meydad lagu sheegay inuu dhinteen mudo laga joogo Sodon Sanadood.
Meydkan,...