Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Culimada Ansaaru-sunna

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan...

Nin Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada London

0
London (Hargeisa Press) – Waxaa xaafadda Leyton ee magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu dilay Nin Soomaali ah. Ninkan Soomaaliga ah, ayaa  gelinkii dambe ee...
Wasiir Saleebaan Cali Koore

Wasiir Koore oo Ka Digay In Dalka Lagu Soo Hago Cadowga

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa ku baaqay in dalka loo tudho oo aan lagu soo hagin cadawga. Wasiir Koore,...

Waalidiinta iyo Ardayda Jaamacadda Barwaaqo oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay Jaamacaddaasi

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddiga sarre ee Dusiga Abaarso iyo jaamacadda Barwaaqo oo ay weheliyaan Ardayda waxka barata jaamacadda iyo Dusgigaasi iyo Waalidiintooda oo...

Kenya oo Somaliland Ka Caawinaysa Tayeynta Waxbarashada

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Dowladda Kenya, ayaa waxaa ay dowladda Somaliland markii ugu horeysay ka caawinaysaa dhanka Waxbarashada. Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland,...

Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Biixi iyo Shir-guddoonka Golaha Wakiilladu?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland. Waxaana kulankan dhanka shir-guddoonka hoggaaminayay...

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka oo Qaabiley Wefdi Ka Socda Baarlamaanka Kenya

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxummed Cumar, ayaa madaxtooyada ku qaabbilay wefdi isugu jira Xildhibaanno iyo Siyaasiin ka socda dalka...

“Muuse Biixi Wuu Diiday Inuu Madaxweyne Ka Noqdo Soomaaliya”..Sarkaal Xog Cusub Fashiliyay

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Waxaa dibada u soo baxday sir culus oo ku saabsan waxyaabihii lagaga wadahadlay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray...

Xukuumadda oo Kordhisay Tirada Xarumaha Caafimaad Ee Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay laba jibaar in ka badan kordhisay xarumaha adeegyada caafimaad ee gobolka Sanaag, iyada oo islamarkaana...

Dugsiga Abaarso oo War Ka Soo Saaray Arrinta Maamulaha Jaamacadda Barwaaqo

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dugsiga Abaarso, ayaa waxaa uu goor dhawayd war ka soo saaray arrinta haweenayda Joy Issa ee maamulaha Jaamacadda Barwaaqo. Dugsiga...