Shan Ceel Biyood oo Laga Dhagax Dhigay Deegaanka Dhaboolaq
Dhaboolaq (HP): Shan ceel biyood oo cusub ayaa laga dhagax dhigay deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan degmadda Faroweyne ee gobolka Maroodijeex.
Waxaana ceelashaasi soo bixiyay...
Kulan Ku Saabsan Mashruuca JPLG Oo Burco Lagu Qabtay
Burco (HP): Kulan lagaga arrinsanayay mashaariicda horumarinta gaar ahaana caafimaadka iyo waxbarashadda ee mashruuca loo yaqaano JPLG ayaa maanta ka qabsoomay magaaladda Burco.
Kulankaasi oo...
Wargeyska Eventbrite Oo Warbixin Ku Falanqeeyay Somaliland
Sydney (Hargeisa Press): Warbaahinta caalamiga ah ee Eventbrite, ayaa warbixin ay ka qortay Somaliland waxay ku falan qaysay horumarka kala duwan ee ay somaliland...
Maareeye Daarood Oo Ku Mergaday Su’aal Laga Waydiiyay Biyo Balaadhinta Hargaysa
Hargaysa (HP): Maareeyaha wakaaladda biyaha Hargaysa ayaa ku margaday su'aal laga waydiiyay inuu bulshadda u cadeeyo qadarka lacageed ee ku baxay mashruuca biyo balaadhinta...
Caynaba: Xeer Ilaaliyaha Gobolka Saraar Oo Soo Dhaweeyay Xukunno Maxkamadeed
Caynaba (HP): Xeer ilaaliyaha gobolka Saraar Yuusuf C/laahi Cali, ayaa ka war bixiyay xukunno ay dhawaan soo saareen maxkamadaha gobolkaasi.
Waxaanu xeer ilaaliyuhu soo dhaweeyay...
“Mooshinkii goluhu ansixiyay ee go’aamadii haayadda Caymisku waxay ahayd sharci darro”…
Hargaysa (HP): Xildhibaan Mustafe Maxamed, oo ka mida golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaamay ansixintii ay shalay golaha Wakiiladu ku meel mariyeen...
Badhasaabka Awdal iyo Maayarka Boorama Oo Dhagax Dhigay Ceel Biyood
Boorama (HP): Waxaa maanta deegaanka Camuud ee barriga magaaladda Boorama laga dhagax dhigay ceel biyood uu madaxweynaha Somaliland ugu deeqay bulshadda Boorama.
Maamulka maamulka gobolka...
Maayarka Buuhoodle Oo Kormeeray Deegaamo Kala Duwan
Buuhoodle (HP): Maayarka degmadda Buuhoodle iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku soo maray deegaamadda Dhalaamo-cune, Banyaal, Dogoble, iyo Bali Cad, oo...
Badhasaabka Togdheer Oo Warbixin Ka Dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka Ee Heer Gobol
Burco (HP): Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed C/laahi Ibraahim (Nafaqo), ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda xanuunka Covid-19 ka dhegaystay masuuliyiinta caafimaadka heer gobolka.
Kulankaasi oo...
Ardayda Sanadkan Ka Qalin Jebinaya Jaamacadda ADMAS Oo Difaacday Buuggaagtoodda
Hargaysa (HP): Ardayda ka qalin jebinaya kuliyadaha kala duwan ee culuumta ay bixiso jaamacadda ADMAS faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa difaacday buugga ay ardaydu qoraan...