Sharikadda Telesom Oo Ka Qayb Qaadatay Maalgalinta Dhalinyarada Somaliland Iyo Madaxda Sharikadda Oo Ka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom  oo Ka Qayb qaadatay Maalgalinta Dhalinyarada Somaliland. https://youtu.be/9jS8Th-I7j8

“Berri Oo Ku Beegan 1-da May Shaqaalaha Somaliland Waa Fasax” Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay Fasaxday Shaqaalaha Dawladda Maalinta bari ee Salaasada ee Bishu tahay 01/05/2018-ka oo ku beegan...

Suldaan Ismaaciil Oo Guclo Iyo Orod Ugu Jira Inuu Ka Badbaado Mooshin La Doonayo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah mudenayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa olole ugu jira inuu iska difaaco weerar la doonayo...

Cabdiraxmaan-Cirro Oo Guddoomiye Saleebaan Ugu Baaqay Inuu Xilka Iska Casilo, Kuna Taliyay In Gudoomiyaha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ugu baaqay guddoomiyaha golaha guurtida inuu ka nasto xilka shirguddoonka, islamarkaana kursigaas...

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Mooshin Ka Keenay Haamasha Shidaalka Berbera

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xubno ka mida Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Mooshin Ka Keenay Haamasha Shidaalka Berbera. https://youtu.be/NF0MaPPiUjc

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Dib U Eegis Ku Samaynayso Talladeeda Socdaal Ee Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Dawladda Ingiriiska ayaa 26kii April 2018 jawaab qoraal ah ka bixisay su’aalo laga weydiiyey mucaawinadda ay siiso Somaliland iyo go’aanka ay ka...

SOMALILAND: Masuuliyiintii Hore Ee Bangiga Dhexe Oo Xilalkii Wareejiyey Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyey

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyihii iyo Agaasimihii hore ee Bangiga dhexe ee Dawladda, ayaa xilalkii ku wareejiyey masuuliyiinta dhawaan loo magacaabay, munaasibad ka qabsoontay xarunta Hay’adda Shaqaalaha...

WAR-SAXAAFADEED: Nuxurka Qodobbo Muhiim ah oo Kasoo Baxay Shirkii golaha wasiirrada Somaliland ee Maanta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Kal-fadhigii tobnaad (10aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey...

HARGEYSA: Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Shan Sanno Oo Xadhig Ah

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamida madaxdhaqameedka Somaliland kuwooda ugu caansan ayaa lagu xukumay shan sanno oo xadhiga, kaddib markii ay Maxkamadda...

Heshiiska DP World Ee Berbera, Khilaafka Uu Ka Dhex Abuuray Madaxda Muqdisho, Saamayntiisa Xidhiidhka...

0
Berbera ,(HargeisaPress) —Majaladda caanka ah ee ‘The Economist’ oo ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa 14kii bishan aynu ku jirno daabacday warbixin dheer oo...