Itoobiya oo Soo Bandhigtay Xubno Ka Tirsan Al-shabaab iyo Hubkooda
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Itoobiya ee NISS, ayaa shaacisay in 34-qof oo looga shakisan yahay inay ka...
Guddiga Qandaraasyadda oo Kormeeray Mashaariic Ka Socda Gabiley
Gabiley (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha guddiga qandaraaayadda qaranka Somaliland oo ay wehelinayeen masuuliyiin guddigaasi ka tirsan ayaa maanta kormeerro ku tegay gobolada Gabiley iyo Awdal.
Waxaanay...
Fannaanada Sahra Ilays oo Sheegtay In Loo Hanjabay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mida fannaaninta waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa...
Wasaaradda Deegaanka oo Bilawday Wacyigelin Ku Saabsan Ilaalinta Deegaanka
Sheekh (Hargeisa Press)- Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa maalmahan ba qaar ka mida gobolada dalka ka waday wacyi gelin ku saabsan ilaaliqnta...
Xukuumadda Somaliland oo Ka Dayrisay Xaaladda Abaarta
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si qoto...
Madaxweyne Biixi oo Dowladda Kenya Ka Tacsiyadeeyay Geerida Mwai Kibaki
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray dowladda Kenya isaga oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Madaxweynihii...
Kenya oo Safiir Cusub U Soo Magacowday Somaliland
Nairobi (Hargeisa Press) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa uu Benson Mwaliko u magacaabay Safiirka cusub ee dowladda Kenya u joogi...
Somaliland iyo DDS Ethiopia oo Heshiis Ka Gaadhay Sicir-bararka Wajaale
Tog-Wajaale (Hargeisa Press)- Somaliland iyo Dawlad Degaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa heshiis ka gaadhay dhibaatooyinka sicir-bararka ee sarifka lacagaha ee magaaladda Tog-Wajaale.
Heshiiskaasi ayaana la xidhiidha...
Wasiir Maxamed Kaahin oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu maanta kulan la yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.
Kulankan...
Dowladda Ingiriiska oo Loogu Baaqay Aqoonsiga Madax-bannaanida Somaliland
London (Hargeisa Press) – Dowladda Ingiiriiska, ayaa waxaa loogu baaqay inay aqoonsato madaxbanaanida Somaliland, islamarkaana taageero ka geysato dib u dhiska suuqa Waaheen.
Fadhi...