Xisbiga Waddani iyo Urur Siyaasadeedka Kaah oo qorshe cusub isla-qaatay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa waxaa ay maanta kulan laba geesood ah ku yeeshay magaalada Hargeysa.
Waddani...
Wasiir Koore: “Socdaalkii Madaxweynaha Somaliland wuxuu soo afjaray beeno-badan oo faafay..”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa waxaa uu sheegay in safarkii Madaxweynaha Somaliland uu ku soo marayay...
Itoobiya iyo Shiinaha oo wacad ku maray inay xoojinayaan iskaashiga milateri
Beijing (Hargeisa Press)- Saraakiisha ugu sarraysa ciidamada Itoobiya iyo Shiinaha, ayaa ballanqaaday inay sii xoojinayaan iskaashiga milateri.
Wefdi heer sare ah oo ka socda Itoobiya...
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo jeediyay baaq xaasaasi ah
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa baaq ka jeediyay doorashooyinka la qorsheeyay inay dalka Somaliland ka qabsoomaan 13 bisha November sannadkan 2024-ka.
Guddida...
Hindiya oo usoo hanqal-taagtay Saldhig Milateri oo ay ku yeelato Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Warbaahinta dalka Hindiya, ayaa waxaa ay si weyn u qaadaa dhigeen xidhiidhka taariikheed, dhaqan dhaqaale ee soo jireenka ahaa ee ka...
Somaliland oo soo bandhigtay dowlado si-gaara uga soo horjeeda heshiiska Itoobiya
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay soo bandhigtay oo ay farta ku fiiqday dowlado si gaar ah uga soo horjeeda heshiiskii isfahan...
Boqor Buurmadow oo weerar culus ku qaaday Xasan Sheekh
Hargeysa (Hargeisa Press)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-Madow, ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay maamulka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud.
Buurmadow, ayaa waxaa...
Itoobiya iyo Mandaqadda Badda-Cas ee Somaliland, dublamaasiyad qarniyo hore soo jiray
Hargeysa (Hargeisa Press)- Mandaqadda Badda Cas taariikh ahaan waxa uu ahaa marin ganacsi oo weyn oo isku xidha gudaha Afrika oo ay ku jirto...
Dalalka Beesha Caalamka oo boggaadiyay horumarka laga gaadhay doorashada Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Saaxiibada caalamiga ah ee Somaliland oo ay ka mid yihiin Ingiriiska, Denmark iyo Sweden, ayaa waxaa ay boggaadiyeen horumarka taarikhiga ah...
Midowga Yurub oo Muqdisho ku tilmaamay meel dadkeedu quusteen
Geneva (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Josep Borrell, ayaa magaalada Muqdisho ku tilmaamay inay tahay meel laga quustay...