Al-shabaab oo sarkaal ka tirsanaa hay’adda nabad-sugida ku dishay Muqdisho

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Kooxo hubeysan oo watay gaari yar ayaa saaka ku toogtay degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir sarkaal ka tirsanaa ha’yadda nabad-sugidda Qaranka...

Madaxweyne Siilaanyo oo gaadhay Addis Ababa iyo Saameynta Soohdinta Xidhan + SAWIRRO

0
Addis Ababa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa shalay si diiran loogu soo dhoweeyey madaarka Bole International ee Addis Ababa, kaas...

Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Oo Ka Hadlay Sida uu U Arko Sii Dayntiisa, Kana Dhawaajiyey...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Md Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa ka hadlay sida uu u arko sii dayntiisa oo sida la sheegay uu...

Xulka Germany oo taariikh Cusub dhigay kuna Guuleystay Koobka Adduunka + SAWIRRO

0
Maracanã, (HargeisaPress) — Xulka Jarmalka ayaa noqday xulkii ugu horeysay ee Yurub ka dhisan ee Koob Adduun ku qaada qaraada Latin Amerika ka dib...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo OO Maanta Dalka Ka Dhoofay iyo Ujeedada Socdaalkiisa + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport isaga oo u sii jeeda...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey Guddoomiyaha iyo Tifaftiraha Wargeyska HAATUF

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cafis ku siidaayay Guddoomiyaha Wargeysyadda HAATUF iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo...

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Xalay Kulan Yeeshay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay xalay yeeshay kulan toos...

Dawlada Jabuuti oo Ogolaanshihii kala Noqotay Shirkada DP-World Iyo Eedaymo ay u Jeedisay

0
Jabuuti, (HargeisaPress) — Shirkada DP-World oo ku dagaalamaysa sidii ay u wadi laheyd hawsha ay ka wadey Dekada Jabuuti kadib markii ay Xukuumada Dawlada...

Carwada Sacadadiin Super Market Oo Soo Bandhigtey Dhamaanba Agabka loogu Talo Galey Maalinta Ciida...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Carwada Sacadadiin Super Market oo ku taala duleedka buurta kala jeexan ee galbeedka ee magalada Hargeysa ayaa Habeenkii Xaley soo bandhigtay...

Xidhiidhkii Somaliland iyo Ethiopia Oo Cakirmay: Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Xukuumadiisa Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia ayaa hadda gaadhay heerkii ugu xumaa ee ina soo mara inta la xasuusankaro, iyadoo shaki wayn oo...