War Degdeg ah: Weriyayaal Goor dhoweyd Lagu Xidh-Xidhay Magaaladda Ceerigaabo

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) — Boliiska Ceerigaabo ayaa goor dhoweyd oo duhurnimadii ahayd waxay suuqa ka qabteen labada weriye oo kala ah Maxamed Yuusuf Bakayle iyo...

Akaademiyad Ciyaareed Oo Casri Ah Oo Laga Hirgeliyey Xaafadda Jigjiga Yar Ee Magaalada Hargeysa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Akaademiyad cusub oo ka shaqayn doonta dhinaca horumarinta ciyaaraha oo soo kordhisay garoomo casri ah ayaa shalay xadhiga lagaga jaray caasimadda...

Gabiley: Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Taageerayaal Ka Soo Baxay...

0
Gabiley (HargeisaPress) — Dad weynaha ku Nool Magaalada Gabiley ayaa maanta si balaadhan u soo dhaweeyey wafti balaadhan oo uu hogaaminaayey guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka...

Fanaaniinta Waayaha Cusub Oo iska dhiibtay Holland markii loo diiday inay ku laabtaan Kenya

0
Amsterdam, Netherlands (HargeisaPress) — Fanaanniin Soomaaliyeed ayaa iska dhiibay dalka Netherlands kaddib markiii loo diiday inay dib ugu laabtaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya...

Daawo Muuqaal: “Waxaan ka Codsanayaa Ragan wasiirada isku sheegaya anigu wasiiraba umahaystee” Mulkiilaha Xarunta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud ( Sahra Halgan) ayaa Sheegtay in wasaarada Arrimaha Guduhu u soo qortay warqad ay...

Daawo Muuqaal: Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Diwaangalinta Madaniga Ah iyo Arimaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mujaahid Boobe yuusuf Ducaale, ayaa dhaliilay habka ay u socoto Diwaangalinta Madaniga ah, isagoo sheegay in...

WAR DEG-DEG AH: Qarax Waxyeello badan geystay oo Maamnta ka dhacay Isgoyska Afarta-Jardiino ee...

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Ugu yaraan afar qof oo uu ku jiro sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda Dawladda Somalia oo la sheegay inuu qaraxu ku xidhnaa...

Dawladda Ingiriiska oo Ballanqaadday inay ka Shaqaynayso Sidii Somaliland ugu Noolaan Lahayd Barwaaqo

0
London, UK — Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto, isla markaana ka go’an tahay sidii looga shaqayn...

Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo oo ugu Baaqay Maalqabeennada Caalamka inay Maalgashadaan Khayraadka Somaliland

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ugu baaqay maalqabeennada caalamka inay ku dhiirradaan maalgashiga khayraadka dihin ee...

Daawo Muuqaal: Golaha Guurtida oo Hakiyey Xeerka Diiwaangalinta Madaniga kadib Shaki laga Muujiyey

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa hakiyey inay meelmariyaan xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah oo ay dhawaan u gudbiyeen Golaha Wakiillada oo...