Mulkiilaha Summer-Time Restaurant Oo Nasiib U Helay Inuu Ka Qeybgalo Shirka Caalamiga Ah Ee...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mulkiilaha Hudheelka Summer-Time Restaurant Siciid Sheekh Cumar ayaa maanta Safar ku tagay Magaalo Madaxda dalka Kenya ee Nairobi,kadib markii uu ka...
Guurtida Oo Shaacisay Inaanay Go’aankoodii Muddo Kordhineed Wada Hadal Kala Galayn Xisbiyada iyo Xukumadda
Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha guurtida Somaliland, ayaa ku dhawaaqay inaanay go’aankii guurtida kala xaajoon doonin mucaaradka iyo xukumadda toona. Waxay ku sii adkaysteen go’aankii...
Akhriso Warqaddii go’aanka Maxkamadda sare
Hargeysa , (HargeisaPress) — Waa warqaddii go'aanka uu guddoomiyaha Maxkamadda sare ka soo saaray tallaabadii xukuumaddu ay xisbiyada mucaaradka ah kaga joojisay in ay...
Daawo Muuqaal: Marxuum Sheekh Cabdillaahi Diiriye Sooraan oo Maanta Si Heer Qaran ah...
Hargeysa , (HargeisaPress) — Ilaahay Naxariistiisii Jano ha ugu deeqee Waxaa Maanta lagu aasay Xabaalaha Naasa Hablood Sheekh Cabdillaahi Diiriye Cali Sooraan oo mudooyinkii...
Waar yaa yidhi 27ka July ayay Madaxweyne Siilaanyo ka Dhamaanaysaa? Amb. Kaysar Cabdilaahi
Asalaamu Calaykum, Sida uu Dastuurkeenu dhigayo Qodobka 83aad waxa uu Tilmaamayaa Haddii ay suurtoobi weydo duruufo Ia xidhiidha in la qabto doorashada Madaxweynaha iyo...
Daawo Muuqaal: Xukuumada & Xisbiga Kulmiye Oo Si adag Uga Jawaabay Baaqii Mucaaradka
Hargeysa , (HargeisaPress) — Xukuumada Somaliland iyo xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa jawaab ka bixiyey baaqii axsaabta mucaaradka eek u aadanaa qabasahada shirweyne
[youtube...
Somaliland Saboolnimada Waxa Ay Kaga Bixi Lahayd 10 Sano, Bi’idnilaah: Eng. Maxamed Xaashi Cilmi
Dakhliga Cashuurta Berriga, si haboon loo ururiyo, ugu yaraan la gaadhsiyo 60%. Xalku ma aha TACRIFAD la kordhiyo ee waa daryeelka shaqaalaha/ciidamada.
MARKALA HELO DAWLAD...
Banaanbax Muujinaya Rajo-dhigidii Ugu Weynayd ee Wiilashada Dhalinyarada hargeysa + Fariin ay u direen...
Hargeysa , (HargeisaPress) —Jawiga, Dareenka iyo Shucuurtooduba waa ay bedelnayd, Naawilaada rajadooda wadaaga noloshana waxay muujiyeen inay qawadeen.Waa wiilal dhalinyaro ah oo tiro ahaan...
Guddoomiyayaasha Cirro iyo Muuse Biixi Oo Ehelka iyo Shacbiga Somaliland Ka Tacsiyeeyay Geerida...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Alle ha u naxariistee Sheekh Cabdillaahi Diiriye Sooraan, ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa kadib markii uu muddo xanuunsanaa.
Marxuum Sooraan, ayaa...
Daawo Muuqaal: Ciidamada Booliska Somaliland oo Heegan La Geliyey
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa galay heegan maanta oo salaaso ahayd, iyadoo saraakiisha u sareeya ciidankaasina ay...