Hargeysa , (HargeisaPress) โ Waa warqaddii go’aanka uu guddoomiyaha Maxkamadda sare ka soo saaray tallaabadii xukuumaddu ay xisbiyada mucaaradka ah kaga joojisay in ay shirar ku qabsadaan Hoteelada dalka.
HargeisaPress News Desk โ Hargeysa
hargeisapress@gmail.com





















