Daawo Muuqaal: Ciidamada Booliska Somaliland oo Heegan La Geliyey

0
925

Hargeysa, (HargeisaPress) โ€” Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa galay heegan maanta oo salaaso ahayd, iyadoo saraakiisha u sareeya ciidankaasina ay ka hadleen sababaha keenay in xiligan heegan la geliyo ciidamada ammaanka gudaha.

 

 

 

HargeisaPress News Desk โ€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here