WAR-SAXAAFADEED: Madaxweyne Silaanyo Oo Magacaabay guddida Diyaarinta Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/MG/081/1-3495/082015 ku magacaabay guddida Hawlsha Diyaarinta Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka...

Britain oo Safaaradeeda Tehran fureysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa lagu soo warramayaa in Dawladda Britan ay todobaadkan dib u furi doonta safaraadeeda magaalada Tehran ee dalka Iran. Waxaa la xidhay sanadkii...

Wakhtiga Qabsoomidda Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Khilaaf Ka Taagan Yahay Iyo Xubno...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Qaar ka tirsan Hogaanka Xisbiga Kulmiye oo uu horkacayo Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi ayaa todobaadkan Warqad ogaysiin ah oo ay ku...

Gudida abaaraha iyo Weftigiii ka Socday Dawlada imaaraadka Carabta Oo si Wada jira u...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil saylici oo ah gudoomiyaha gudida uu madaxweynaha Somaliland  u saaray abaaraha sameeyey gobolada...

Mas’uuliyiinta Gobalka Sool ee Xisbiga Waddani oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Siyaasiyiin...

0
Laascaanood, (HargeisaPress) —Xaflad ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaana ay Mas’uuliyiinta gobalka Sool ee xisbiga Waddani ku soo...

Xildhibaan Saleban Cali Koore Oo Ku Baaqay In Xaglo-toosiye Lagu Garab Istaago Buuhoodle

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xildhibaan Saleebaan Cali Koore, oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland kana soo jeeda gobolada bari, ayaa sheegay in Somaliland guuli uga...

Wasaaradda Beeraha Oo Guubaabisay Tacab Wax Soo Saar Oo Ay La Yimaadeen Beeralayda Dhaymoole...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Beeralayda Dhaymoole iyo Bixin duule oo ka tirsan gobolka Saaxil ayaa soo bandhigay wax soo saar ay ku sameeyeen dalagyo kala duwan...

Khatarta ay leeyihiin isticmaalka xad-dhaafka ah ee Dawooyinka loo yaqaan Antibiotics-KA

0
NAIROBI, (HargeisaPress) — Waxaa jira wax guud ahaan la isku raacsan yahay oo ah in Daawooyinka Casriga ah ay halis ugu jirto inay waxba...

Daawo Muuqaal: Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Markhaati Kacay Waxqabadka Mareeyaha Haamaha Berbera

0
Berbera , (HargeisaPress) — Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil Ayaa Manta Kormer Kusoo Maray Mashaariicda Laga Hirgeliyey Haamaha Mudadii...

Daawo Muuqaal: Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Nabada Buuhoodle Digniina u dirtay Somalia

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalin Somaliland mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Cadeeyay Mawqifka Xukuumadda Somaliland ee Ku aadan...