Daawo Muuqaal: Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Nabada Buuhoodle Digniina u dirtay Somalia

0
857

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalin Somaliland mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Cadeeyay Mawqifka Xukuumadda Somaliland ee Ku aadan Nabadgalyada Gobolka Buuhoodle, Waxaanu Shacabka Buuhoodle ku amaanay sida Muga leh ee ay u soo dhaweeyeen Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Booqasho shaqo ku jooga Magaalada Buuhoodle ,Wasiirka Warfaafintu Waxaa kale oo uu digniin adag u diray Dawlada Somalia.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here