“Doorashooyinka Dib U Dhacay Waxa Dambigeeda Leh Golaha Wakiillada” Faysal Cali Waraabe

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar qaatey muddo dhowr bilood ah...

Daawo Muuqaal: Ducada Madaxweynaha Somalilabd iyo Dhibicda Roobka Oo soo Daadatay Maanta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha JSL oo maanta salaadii jimcaha dadweynaha kula tukaday Caasimada Hargaysa ayaa si dheer ugu duceeyey dalka duunyada  iyo dadweynaha Somaliland...

Daawo Muuqaal: Weraysi Ay Laanta Afka Soomaaliga Ee Idaacadda VOA La Yeelatay Maareeyaha Guud...

0
Washington, (HargeisaPress) —Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Cabdirashiid ayaa baaq U diray dalka Kenya ee xidhay Xawaladaha Somalida,Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil), wuxuu waraysi arrimahaa...

Xasan Sheekh oo shacabka Turkiga kala Qayb-galay xus Qarameed ka dhacay Istanbul + SAWIRRO

0
Istanbul , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb-galay xuska sannad-guuradii 100-aad ee kasoo wareegtay guulihii...

Madaxweynaha Somaliland Oo Bulshada Faray Salaad Roob Doon Ah iyo Roobka Oo Dib Uga...

0
Sida aynu la socono Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo Waxa uu Amray in Dadweynaha reer Somaliland  ee ku nool Gobolada iyo...

Doorka Uu Xeer Ilaaliyaha Guud Ku Leeyahay Xadhiga Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka Oo Lagaga Hadlay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Kulan mudo imika dhawr cisho laga joogo Nairobi ku dhexmaray hay’ado u dooda xuquuqda aadamaha iyo masuuliyiin ka tirsan safaaradda UK...

Daawo Muuqaal: Suxufiyiinta Somaliland Oo Kulamo Ku Leh Laascaanood iyo Boorama

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hogaanka ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa faahfaahin ka bixiyey tababaro iyo kulamo ay suxufiyiinta Somaliland ugu samaynayaan Magaalooyinka Boorama iyo...

HAMBALYO MEHER WACAN: Barkhad-Ladiif Muxumed Cumar Iyo Suleekha Cabdiraxmaan Aw Cali

0
HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus...

Madasha Wadatashiga Oo Guurtida Eedo U Jeedisay, Ugana Digay Inay Sameeyaan Muddo Kordhin Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland, ayaa sharci darro ku tilmaamay muddo ka duwan ta Komishanka doorashadu soo jeediyay ee halka sanno...

Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday xarumo iyo Iran oo soo dhaweysay Joojinta Duqeyntii Yemen

0
Sana'a – Dagaal dheeraad ayaa ka socda Yemen ayay falaagada Xuuthiyiinta Shiicada ay waxay kula wareegeen xarumo ku yaalla magaalada Tacis ee Koonfurta Yemen,...