Qaar Ka Mid Ah Qurba Joogta Gobolka Gabiley Oo deeq raashin ah Soo Gaadhsiiyay...

0
GABILEY , (HargeisaPress) —Iyadoo ay wali jiraan abaaraha baahsan ee haleelay degmooyinka iyo tuulooyinka ee ka tirsan gobalkani gabiley isla markaana masuuliyiinta heer gobal...

Cali Guray Oo Ka Hadlay Sababta Keentay Khilaafka Ka Dhex Taagan Masuuliyiinta Xisbiga UCID...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay sababta keentay in khilaaf ka...

Madaxweynaha Djibouti Oo Maanta Soo Xidhay Ololihiisa Doorashada + SAWIRRO

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga UMP, Ismaaciil Cumar Geelle, ahna madaxweynaha Jabuuti ayaa maanta kusoo gunaanaday degmada Cali-sabiix ololahiisa doorshada ee gobollada waddanka...

Ciidamada Booliska Degmada Wajaale Oo Rasaas Ku Dhaawacay Wiil Dhalinyaro Ah Iyo Qoyska Wiilka...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Ciidamada booliska degmada tog-wajaale ayaa rasaas nool u adeegsaday wiil dhalinyaro ah isla markaana waxa ay rasaastu ka dhaawacday lugaha,qoyska uu...

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM oo Sanadkii Saddexaad Maal-galisay Mashruuca Caruurta La Nool...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Shirkadda Isgaadhsiinta Casrig ah ee TELESOM ayaa ugu deeqday cusbitaalka Global Polyclinic ee magaaladda Hargeysa $10,000 wajiga kowaad ee mashruuca caruurnta...

Daawo Muuqaal: Maayirka Caasimada oo Qaadhan ka gudoomay iskaashatooyinka kala duwan Baaqna...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Maayirka Caasimada Cabdiraxmaaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan-SOLTECO) ayaa maanta Qaadhan ka gudoomay iskaashatooyinka kala duwan Baaqna udiray Bulshada ku dhaqan Caasimadda Hargeysa.                 Halkan...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ku Tagay Gobolka Awdal Gurmadna Gaadhsiiyay Dadka Abaartu Hayso +...

0
Boorama, , (HargeisaPress) —Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Madaxweynuhu ayaa subaxnimadii hore u ambabaxay gobolada galbeedka, safarkaas oo ujeedadiisu ahayd sidii madaxweynuhu shacbiga ay...

Xisbiga WADDANI oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey 600 oo Qoys oo Abaarahu Sameeyeen, Kuna...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta deeq raashin ah oo isagu jirta Bariis, Daqiiq iyo Saliidba, gaadhsiiyey...

Waftigii Ka Socday Dawlada Somaliya Oo Maanta Deeq Lacageed Oo Loogu Tala Galay Gurmadka...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Waftigii ka soo kicitimay dawlada Somalia ee u socday inay gurmad gaadhsiiyaan dadka walalahooda ee abaarta baahsani ku saamaysay gobolada iyo...

Xildhibaan Maxamuud Warsame Jaamac Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arkay Xilka Uu Madaxwayne...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Xildhibaan Maxamuud Warsame Jaamac oo kamid ahaa xildhibaanada golaha deegaanka degmada ceerigaabo ayaa ka hadlay sida uu u arko xila uu...