Madaxweyne Silaanyo Oo Magacaabid, Xil Ka Qaadis Iyo Isku Badal Ku Sameeyay Masuuliyiin Kala...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3945/042016, uu magacaabis, xilka qaadis iyo isku...

Dhoolla Caddaynta Hoggaamiyeyaasha Dunidu Waxa Ay Ku Salaysantahay Dhaqanka Bulshadooda

0
Washington , (HargeisaPress) —Inta badan marka ay hoggaamiyeyaasha dalalka kala duwani kulmaan waxyaabaha dhaqso loo dareemo waxaa ka mid ah kala duwanaanshiyo dhinaca anshaxa...

Daawo Muqaal: Dawladda Hoose Ee Burco oo soo Gaba Gabaysay Dhismaha Wado Halbowle U...

0
Burco, (HargeisaPress) —Dawladda Hoose Ee Burco ee Gobolka Togdheer ayaa soo  Gaba-Gabaysay Dhismaha Wado Halbowle U Ah Ganacsiga Magaalada Burco.                 Halkan hoose ka daawo Muuqaalka...

Sidii Aan Ku Bartay Balwadda : Waxa Qoray Cumar Seerbiya

0
Waxaanu Fadhinaa gurigii Xaliimo Mire ee ku yaallay xaafada Reer Naasir sii jeedkooda , haddii aan ku sii xusuusiyo waa guriga albaabka foostada ah...

Dahabshiil Oo Gargaar Cunto Ah Ugu Yaboohday 150 Qoys Oo Ku Kala Nool Gobolada...

0
Boorama, , (HargeisaPress) —Shirkadda Dahabshiil Group ayaa gargaar cunto ah ugu yaboohday 150 qoys oo ay abaaruhu ku saameeyeen gobolada Awdal iyo Selel.   Munaasabada deeqdan...

Khilaafkii Xisbiga UCID Oo Sii Xoogaystay Iyo Mujaahid Cali Guray Oo Gudoomiye Faysal Cali...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID mujaahid Cali Guray ayaa gudoomiye Faysal Cali Waraabe ugu baaqay inuu is casilo sidoo...

Gudida Ictiraaf Raadinta Heer Qaran oo la kulmay Guddi-hoosaadyada Goleyaasha Barlaamanka Somaliland + SAWIRRO

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudida Ictiraaf Raadinta Heer Qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta la kulmay   Guddi-hoosaadyada labada gole baarlamaan ee Wakiillada iyo Guurtida JSL...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Aas Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyey Dr Cumar...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Dr Cumar Cilmi Dixood...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Sulux Ku Dhameeyay Dhul 24 Sanno La Isku Haystay

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ku guulaystay inuu sulux ku dhammeeyo dhul 24 sannadood...

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Ku Wareejiyey Guddida Heer Qaran Ee Abaaraha Lix Gaadhi Oo...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ku wareejiyey guddida heer qaran ee abaaraha lix gaadhi oo nooca Ambalaas...