Gabiley Illaa Hargeysa: Meydadka Laba Qof Oo Ku Dhintay Shil Baabuur

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Laba Qof ayaa ku Dhintay Shil baabuur oo shalay  Galinkii hore ka dhacay Waddada u dhaxeysa Hargeysa Iyo Gabiley.   Muuqaalo gargax badan oo...

Dawlada Turkiga Oo Ka soo Jawaabtay Baaq Ay Dhawaan Xukuumadda Somaliland U Dirtey

0
Berbera, (HargeisaPress) —dawlada Somaliland ayaa maanta dawlada turkiga ka gudoontay markab sida deeq mucaawimo ah oo raashin isla markaana ay Somaliland usoo dirtay dawlada...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Magaalada Borama Loogu...

0
Borama, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo magaalada borama loogu sameeyey ganacsade Cabdiraxmaan Maxamuud Muuse.                 Halkan hoose ka...

Sixir Barar Ka Taagan Magaalada Hargeysa+Shaahii La Cabayay Oo Qaaliyoobay+Qadarka Lacaga Ee La Siinayo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa magaalada hargeysa labadii casho ee u danbeeyey ka taagnaa sixir barar xoogan oo saameeyey dhamaan maceeshamii la kala iibsanayay,waxaana maqaaxiyaha lagu...

Xarunta Xuquuqal Insaanka oo Walaac ka Muujisay Xaalada Wariye ku Xidhan Burco

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xadhiga suxufi Axmed Muuse Sakaaro oo 25kii September 2016 lagu xidhay Magaaladda Burco. Waxaa lagu eedeeyey kicin...

Maxkamada Dastuuriga Oo Go’aamo kasoo Saartay Kala Qaadista Doorashooyinka iyo Dacwadii Xisbiga Waddani

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamadda Dastuuriga  Somaliland ayaa Maanta go’aan kama danbays ah kasoo saartay dacwadii iyo codsigii ay maxkamadda sare u kala gudbiyeen madaxwaynaha Somaliland...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Galabta Ka Duuley Madaarka Egal Ee Magaalada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta 26.9.2016 (6: 12, Saacadda Hargeysa) safar-hawleed ugu kicitimay...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Gudida Komishanka Doorashooyinku U Qabteen Xidhitaanka Diiwaangalintii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii...

Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Galabta La Filayo Inay U Baxaan Dalka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanayo ayaa la filayaa inay galabka dalka ka dhoofaan iyaga oo ...

Kulan Lagaga Hadlayay Xidhiidhka Ganacsi Ee Somaliland La Yeelanayso Dalalka Jaarka Ah Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan lagaga hadlayay xidhiidhka ganacsi ee Somaliland la yeelanayso dalalka jaarka ah ee caalamiga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargeysa.                   Halkan hoose...