Xisbiga UCID Oo Go’aamo Kasoo Saaray Xildhibaano Ku Biiraya Xisbiga KULMIYE Iyo Nuxurka Waraaq...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta go’aamo kasoo saaray xildhibaanada golayaasha deegaanka ee kasoo baxay xisbiga UICD,waxaana ay warqad u kala...
Madaxwayne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Wadanka Czech Republic...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti balaadhan oo ka socday wadanka Czech Republic.
https://youtu.be/DzAkxPqBeg0
Ciidamada Nabad Galiyada Wadooyinka Somaliland Oo Hawl Gallo Culus Ka Bilaabay Gudaha Magaalada Hargeysa...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Ciidamada nabad galiyada wadooyinka Somaliland ee Taraafikada ayaa labadii maalmood ee u danbeeyey waxay hawl gallo culus ka bilaabeen gudaha magaalada Hargeysa.
Ciidamadan...
Axmed muumin Seed Oo Xaal Ka Siiyay Shirkadaha Telesom Iyo Somtel Hadalo Ka Soo...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga Waddani Md Axmed Muumin Seed Oo Wada-hadal kula jira xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa Xaal Ka Siiyay...
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Saylac Iyo Ujeedada Socdaalkiisu Daaran Yahay
SAYLAC,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa maanta gaadhay magaalada Saylac ee xarunta gobolka Salal.
https://youtu.be/0oqxTKBAe6g
Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hanbalyo U Diray Ciidanka Qaranka Xuska Sanad...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Guuto Nuux Taani, Oo Hanbalyo U Diray Ciidanka Qaranka Ee U Heelan Difaaca, xuska...
Madaxwaynaha Somaliland Oo Dalacsiiyay Saraakiil Badan Oo Ka Tirsan ciidamada qaranka Somaliland Xuskii Munaasibadii...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxwayne Siilaanyo ayaa dalacsiiyey isla markaana darajooyin ku taxay in ka badan 4000 (Afar Kun) oo sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka...
Xuska Sannad Guurada 23aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo Maanta lagu qabtay Caasimada...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Waxa maanta si mug iyo miisaan leh looga xusay magaalada Hargeysa xuska sanad guuradii 23-Aad ee kasoo wareegtay asaaska ciidamada qaranka Jamhuuriyadda...
Dabley Hubaysan Oo Jid-gooyo Ka Bilaabay Waddada Isku Xidha Degmada Dilla Iyo Borama +...
Borama,(HargeisaPress) — Warar hadda naga soo gaadhaya magaalada Borama ee xarunta gobolka awdal ayaa sheegaya in dabley hubaysan ay jid-gooyo ka bilaabeen wadada wayn...
Dadaalkii Xukuumaddu Ku Xakamaynaysay Sarrifka Iyo Sicir-Bararka Oo Abuuray Suuqyo Madow Iyo Cabashada Bulshada
Hargeysa,(HargeisaPress) —Suuqyo madoow ayaa ka dilaacay magaalada Hargeysa, kuwaas laga helayo lacagta dollarka ah oo lagu sarrifayo qiime aan ahayn qiimihii xukuumadu u goysay.
Gacanta...