Xuska Sannad Guurada 23aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo Maanta lagu qabtay Caasimada Hargeysa + SAWIRRO

0
1785

Hargeysa,(HargeisaPress) — Waxa maanta si mug iyo miisaan leh looga xusay magaalada Hargeysa xuska sanad guuradii 23-Aad ee kasoo wareegtay asaaska ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland,waxaana munaasibadaasi kasoo qayb galay madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”.

Madaxwayne Siilaanyo ayaa dalacsiiyey isla markaana darajooyin ku taxay in ka badan 4000 (Afar Kun) oo sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDII XAFLADDA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here