Qoraal Safiirka Somaliland Ee Imaaraadku Ka Soo Saaray Kulan Dhexmaray Shirkada DP World.

0
Dubai,(HargeisaPress) —Wada xaajood dhexmaray maanta wefdi ka socda Somaliland iyo shirkada DP World ayaa si wanaagsan u soo dhamaaday, is-afgarad wanaagsana wuu ka soo...

Dhalinyarada Xilalka Ka Haya Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Warbaahinta La Hadlay Fariina u Direy...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Dhalinyarada xilalka kala duwan ka haysa xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo ayaa goordhawayd warbaahinta la hadashay waxaana ay hambalyo u direen maddaxwaynaha Somaliland mudane Axmed...

Xukuumadda Somaliland Oo Deeq Mucaawimo Ah Ka Gudoontay Dawlada Djibouti Iyo Cidda Loogu Talo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Waxaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimada Jamhuuriyada Somaliland  11-gaadhi oo ah nooca loo yaqaano UD-ga, kuwaasi oo siday raashin ay...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Qaraar Kasoo Saartay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Somaliland Amarna Fartay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa hadda waxay qaraar fasiraad  iyo dib u eegis ah kasoo saartay warqad uu dhawaan u direy madaxwayne...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Dhallinyarada Somaliland ku Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda 20-ka February

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyey go’aankii uu 20-ka bisha labaad...

“Cali Ahmed Jaamac Jiingeli iyo Dawladii uu ka Tirsanaa ee Xasan Sheikh Maxamuud...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulsta Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cumar c/laahi Aadan ayaa shirjaraaid oo uu xafiiskiisa ku qabtay, kaga jawaabay hadal...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo ku Dhawaaqday Kiiska Ilmo Yar Oo Muddo Dheer Saddex...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Maxkamadda degmada Laascaanood ayaa maanta xukun kasoo saartay kiiska ilmo yar oo muddo lagu muransanaa,kaas oo ay isku haysteen saddex qoys oo kala...

Madaxweynaha Qaranka oo Digreeto ku Meel Mariyey in Sannad kasta la Xuso 20-ka February...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Xuseen Dhabeeye,ayaa soo dhaweeyay digreetada Madaxweynuhu ku shaaciyey in ay noqoto 20-ka February Maalinta...

Ururka Somaliland Y-PEER Oo soo dhoweeyay digreetada Madaxweynuhu ku shaaciyey in ay noqoto...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Somaliland Y-PEER waxay soo dhoweynayaan digreetada Madaxweynuhu ku shaaciyey in ay noqoto 20-ka February Maalinta Dhallinyarada Somaliland Ururka maxaliga ee Somaliland Y-PEER oo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaqan-geliyey Maalinta Xuska Dhalliyarada Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa 20-ka bisha February u asteeyay inay noqoto Maalinta Dhallinyarada Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay Digreeto uu...