Maxakamadda Sare Ee Somaliland Oo Xukun Kasoo Saartay Dacwad Ku Saabsan Mulkiyadda Shirkadda Prime

0
Mulkiillaha Shirkadda Prime Somaliland Oo Ka Hadlay Qaraarka Maxakamadda Sare Hargeysa,(HargeisaPress) —Maxakamadda Sare eeJSL Ayaa maanta qaraar ay soo saartay waxaa ay ku burisay xukun...

Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkada Prime Somaliland & Sultan Ltd

2
Hargeysa,(HargeisaPress) — Aniga oo ah Maxamed Xasan Ismaaciil  Maxamed Al Somal (Xamaada), ahna mulkiilaha Shirkada Prime Somaliland & Sultan Ltd isla markaana  ku leh...

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Laga Hor Akhriyey Cabasho Xukuumadda Somaliland U Gudbisay Iyo Nuxurka Cabashada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Baarlamaanka Boqortooyada Ingiriiska ayaa loo gudbiyey isla markaana laga hor akhriyey cabasho dawlada Somaliland  ka gudbisay xukuumadda Ingiriiska. Mr Stephen Doughty oo ah xildhibaan...

Xukuumadda Oo Hanjabaad Adag Hawada Umarisay Madax Dhaqameedka Somaliland + Waxa Ay Daaran Tahay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiir ku Xigeenka  Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Jaamac  Cabdillaahi Biin  ayaa  Maanta Shir  Jaraa,id oo uu ku  qabtay xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha  Kaga ...

Wefdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Shirkii 4aad...

0
Dodoma,(HargeisaPress) —Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Khaarajiga Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka qeyb galay shirkii 4 Afraad ee loo qabto dalalka Islaamka ee...

HALKAN KA AKHRI: Nuxurka Sideed Qodob Oo Ka Soo Baxay Wada-Hadlada Somaliland Iyo Khaatumo...

2
Djibouti,(HargeisaPress) —Waxaa 25 March 2017 ilaa 29 March 2017 ka bilaabmay shir ay isku yimaadeen Guddida Wada-hadalka ee Somaliland iyo Khaatumo, kaas oo ka...

Roobab Khasaare Sababay Oo Ka Da’ay Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley Iyo Qoysaska...

0
Wajaale,(HargeisaPress) —Roobab mahiigaana oo khasaare sababay ayaa ka da’ay magaalo ganacsiyeedka Wajaale oo ay kusoo hayaameen dadkii ay abaartu kasoo barakicisay deegaanada gobolada Bariga...

Caaqil Ismaaciil Yuusuf Oo Cabasho Balaadhan Ka Muujiyay Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa ayaan daro ah in Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye  oo ah masuul qaran oo loo igmaday in uu ka shaqeeyo...

Guddida Doorashada Somaliland Oo Soo Bandhigay Natiijada Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Dadka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddiga komishanka qaranka Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday tirada dadka guud...

Ciidanka Dabdemiska Oo Badbaadiyay Hal Qof+ Hawlo Dab Oo Kala Duwan Oo Ciidanku Ka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidanka Dabdemiska Oo Hawlgalo Kala Duwan oo Dab ka fuliyay Suuqa Waaheen iyo guud ahaan Caasimada. Hawlagadaas oo subaxnimadii hore ee saaka ciidanku...